UNIVERSITIES

UNIVERSITY OF HARGEISA

AMOUD UNIVERSITY

BURCO UNIVERSITY

GOLLIS COLLEGE

RADIO & TV

RADIO SIMBA

RADIO HARGEISA

TV SOMALILAND EUROPE

 

TV SOM(DENMARK)

 

Radio Shabelle

 

 

RADIO GOLIS

 

 

BBC SOMALI(11 GMT)

BBC SOMALI(2 GMT)

BBC SOMALI(6 GMT)

 

 

RADIO DALMAR

RADIO WARSAN

RADIO BANAADIR

HORN AFRIK RADIO & TV

 

NEWSPAPERS

 

GEESKA AFRIKA

JAMHUURIYA

HAATUF

 

 

SOMALILAND LINKS

 

HADHWANAAG NEWS

 

QARAN NEWS

 

SOMALILAND EDUCATION NETWORK

 

 

TOGDHEER NEWS


SOMALILAND EMBASSY

 

 

SOMALILAND TECHNOLOGY CENTER

 

 

UNIECO CONSTRUCTION COMPANY

 

 

SAAXIL NEWS

 

 

SOMALI LINKS

 

WAAGA CUSUB

 

SOMALIWEYN

 

QAADISIYA

 

SOMALI TALK

 

DAYNIILE

 

HIIRAAN ONLINE

 

 

AQOON IYO OGAAL

 

1- Ma ogtahay in Masar magacan loogu bixiyeye iyadoo loo nisbeynaayo mid ka mida inamadii Nebi Nuux(cs) oo la odhan jiray Masraayiim.

2- Ma ogtahay in jamhuuriyadii caalamka ugu horeysay ay ahayd Jamhuuriyada SANMARIINO,oo hadda ah Gobol yar oo ka mida dhulka Talyaaniga masaafadeeduna ay gaadhayso 61km oo iskuweeran waxaanay haysataa maamul hoosaad waxaana xubin laga siiyey Qaramada midoobay 1992

3- Ma ogtahay in jaamacada caalamka ugu weyni ay tahay jaamacada Lomonosovo ee ku taala Mosko caasimada Ruushka,jaamacada labaad ee caalamaka ugu waynina waa jaamacada Maliksucuud ee ku taala Riyaad caasimada Sucuudiga

4- Ma ogtahay Asxaabu acraaf inay yihiin qoon ay is leekaadeen Xasanaadkooda iyo Sayi,aadkoodu maalinta qiyaame,Allena haduu doonana wuu u denbi dhaafayaa hadii uu doonana wuu cadaabayaa.

5- Ma ogtahay in Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha,sida ku sugnaatay xadiis saxeexa oo Rasuulka(NNKHA)laga soo weriyey.

6- Ma ogtahay in 10 ayaadaood ee u horeeya Suuratu Kahaf,ay dadka ka badbaadinayaan fitnada Masiixu dajaal.

7- Ma ogtahay in Malaga Suurta afuufaaya maalinta qiyaamaha uu yahay Israafiil.

8- Ma ogtahay in Suuratu Al-Mudathir ay tahay suurada qudha ee Qura,aanka kariimka ah ee hal mar soo wada degtay

9- Ma ogtahay in Asxaabiga la yidhaa C/laahi bin salaam uu ka soo jeeday duriyadii Nebi Yuusuf.

10- Ma ogtahay in labada meelood ee aan salaadu qiblo lahayn ay yihiin Kabcada dusheeda iy gudeheeda.

11- Ma ogtahay in Iimaanku yahay hadal laga yidhi afka, qalbigana laga rumeeyaya,xubnahana laga qabtay,oo uu ku siyaado daacada Alle uuna ku nusqaamo macsida Alle.

Sidee ayaad u noqon kartaa qofka dadka ugu farxada badan

waxaynu ognahay in qof kasta oo innaga mid ahi uu jecelyahay inuu noqdo mid mar walba faraxsan innaguna qofba qofka uu ka farxada badan yahay ayeynu jecelnahay,laakiin dad badan ma yaqaanaan sida ay u kasban karaan farxad,hadaba si aad u noqoto qof mar walba faraxsan raac talaabooyinkan:

1- Ha ku fikirin hadalada xun-xun ee lagaa yidhi,waayo adiga ku dhibi mayso ee waxay dhibaysaa qofkii yidhi.

2- maanta waxaad qaban karto berri dib hawgu dhigan.

3- ka fikir Nimcad Alle ku siiyay oo ka sheekee.

4- ku qanac wuxuu Alle ku siiyey ee caafimaada,ehela,shaqo ah.

5- si fiican ula macaamil ka aad qaraabada tihiin iyo ka kaa fog ba

6- ha daba gelin wararka xun-xun ee dadka laga sheegaayo

7- samee jimicsi oo daryeel caafimaadkaaga,qalbiga fayow wuxuu ku jiraa jidhka fayow.

8- Markasta Alle weydiiso caafimaad,denbi dhaaf,iyo nabad gelyo

9- ku raali noqo wuxuu Alle qadaray iyo risiqa laguu qorayba

10- ha isku mashquulin waxa dhici doona mustaqbalka,waayo hadaad maanta haagaajisato,Berrina way kuu hagaageysaa

11- la saaxiib buuga,cid lala saaxiibo isaagaa u wanaagsqane

12- nidaami waxaad xidhaneyso,meeshaad seexanayso,xafiiskaaga,gurigaaga,waayo caalamakuba wuxuu ku dhisan yahay nidaam.

13- aqri taariikhda iyo sheekooyinka iyo gabayada kuwooda wanaagsan.

 

EDUCATION ARTICLES

JAALIYADAHA

SHEEKOOYINKA

© 2005-2008: All rights reserved to Somaliland Education Network