![]() |
|
Ogaysiis Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Ardayda jecel Waxbarasho dibadeed iyo Waxbarasho tayo leh oo heer Jaamacadeed ah in ay Jaamacada UNISEL-Malaysia ay Sannadkan qaadanayso Arday Soomaali ah. Jaamacada UNISEL oo ah Jaamacad ay leeyihiin Warshadaha Gobolka Selangor ee Dalka Malaysia, waxay Jaamacadu ku fiican tahay waxbarashada Farsamada Casriga ah[Technology] , waxaa ka qalin-jabiyay Arday tiro badan oo la tilmaamo inay tayo leeyihiin. Waxaa Codsiyada Jaamacadu XIDHMAYAAN 10 July 2009 , hadii Alle idmo. Lacagta Waxbarashadu waa mid Macquul ah. Shuruudaha Ardayga laga rabo iyo wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Wakiilka Jaamacada :- Tel: +252-2-4181151 Tel: +252-65312551 E-mail: abdi@somalilandedu.com Jaamacadu waxay bixisaa Courses kala duwan , waxaa ka mid ah:- Bachelor Degree Engineering Biomedical & Health
Sciences Computer Business Masters
PhD
|
© 2005-2009: Somaliland Education Network